Waxaan bixinaa adeegyo digital oo dhameystiran oo ay ka mid yihiin camera & production, video editing casri ah, iyo social media marketing istiraatiijiyadeysan. Ujeeddadeennu waa inaan dhisno content tayo sare leh oo kordhiya muuqaalkaaga, soo jiita macaamiil cusub, kana caawiya ganacsigaaga inuu si dhab ah u koro online.
TERMS & CONDITIONS
Waxaan ahay asaasaha iyo mulkiilaha Geeljire Media, oo ah shirkad casri ah oo diiradda saarta warbaahinta digital-ka, suuq-geynta online-ka, iyo horumarinta xirfadaha casriga ah.
Ujeeddadaydu waa in aan abuuro xalal hal-abuur leh oo ka caawiya ganacsiyada, dhalinyarada, iyo hal-abuurayaasha in ay si wax ku ool ah uga faa’iideystaan fursadaha dunida digital-ka. Geeljire Media waxay ku dhisan tahay kalsooni, tayo, iyo hal-abuurnimo, annagoo bixinna adeegyo ay ka mid yihiin: .
-Madar Osman | Director And Ceo of Geeljire media
Cursus vitae congue mauris rhoncus aenean vel elit scelerisque. Mauris pellentesque pulvinar pellentesque habitant morbi.
01
Maamulista iyo Kobcinta pages-ka .
02
Waxaanu kuu duubeynaa muqaal tayo sare leh .
03
Mamulista ads am xeyeysiimaha social mediaha.
04
Diyaarinta iyo Quxinta Menu-ga .
05
Sameynta website profsional ah mid ganacasi iyo mid personal ah .
06
Waxaanu sameynaa logoyinka iyo Rebaranding .